VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay kaalay - Lyrics

kaaalay kaalay keen xal xanaaqana yaree bal oo xabiibii soo gal kal kuu xaadhan hoo jal adaan kugu heloo xul ii daaray xaqiiq nal xiska maanka dagay kal aan ka xiiso go'ayn kol xalaalbaan rabaa dhal xafidoo quraan dhan noo ahaata khayr xal xabiibi nolosha ii qir xanxantada daren jil xilkasnimo u wan qal jacaylkeenan xulay dhiiga xariirbaad u tahay dhal xiskaygaad ku tahay hal xusuus kama baxdide kol xasidkeena soo dil
Queue is empty
-- / --