Heesta Laba goodle - Lyrics
jacaylka anoo godlaaya
anoo gurigiisa jooga
anoo garabkiisa taagan
anoo ku gardaadshay xiiso
adaa u garaabi waayay
anoo gocan caashaqaaga
xidhiidhkii adaaba gooye
waxaad tahay laba godleeye
nimaan gaar ii ahayn
anigu gaar ii ahayn
sideen isu guursan
anoo caashaqa u guuxo
anoo u goglaaya laabta
anoo gacalow daraadaa
gayaanka awgaa u diiday
agtayda adaa ka guuray
naftaaada anoo u ooman
guuraha adaaa dan mooday