VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nagaasho - Lyrics

anoo naawilay aktaada markaad nacam tidhi xidhiidhka waxay niyadii dareentay nagaansho aan dhamaan kolkaad muujisay jacaylka waliba nidarkii adkysay ayaan aniguna naftayda u sheegay nasteexadeena nuxurka hadalka iyo xishoodka nadiifka quluubtaada xaadhan qof aan lagu aqoon nacaybka ayaa tahay rasmi raysee walow isku niyad samaaney nolosha badhkeed wadaagney naruurada caashaqeenu nacabka inaga fogeysay adaana ku yaal nabdiga nudaha beerkiyo kashayda waxaa tahay nuur ifaaya macaan qudhayda ku nuglaatay nabarka hore iigu yaalay nugaalka waxaan ilaaway markaan neecow ku qaato aktaada ku neefsanaayo
Queue is empty
-- / --