Niyadayda ko dagan Anigoon dareen qabin Ayaan dacal ka halacsaday
Walee maan danbaabine Macaanaw maan duloobine Sinaba kuguma daayeen Waagii dilaacaba yaan kugu ducaystaa
Doonidii jacaylkaa Anigoon dabal baran La dawaafay badahee