VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baadhi - Lyrics

markaan is baranay hadaan ku boqroon bilado ku sudhay oo aan beesiyo lacag badan jeebka kaaga buuxiyay baasaboorkiyo buukin kuu jaroo boodhkii kaa tumay baadhi tu baadhi kama baxaysid booqashiyo dalxiis kama baxaysid tumashiyo baar kama baxaysid waxaad baratay kama baxaysid beri iyo been kama baxaysid balantii iyo axdigii oofin maysid baradii wacnayd baby booqan maysid bustaankii jacaykana waxba kama beertid markaan is baranay hadaan buuniyo baaq kuu tumay bartamaha yurub ku kala baray iga baydhee kuuma baahniye bartaad ka timid baraan kugu celin baadhi tu baadhi kama baxaysid booqashiyo dalxiis kama baxaysid tumashiyo baar kama baxaysid waxaad baratay kama baxaysid beri iyo been kama baxaysid balantii iyo axdigii oofin maysid baradii wacnayd baby booqan maysid bustaankii jacaykana waxba kama beertid
Queue is empty
-- / --