VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka ogow - Lyrics

inanyahw sideedaba saacadaynu balanaa suuroobi waydee sidii baan u taagnoo nafta wali ku sugaysaa soo haleeli waydoo caashaqa sidkamayiyo kalgacaylkan kuu sido ama kuula simanahay siliciyo dhib ka ogoow saranseerka ka ogoow salfudaydka ka ogoow sanifaada ka ogoow soo dhawaynta la ogoow salaan diiran la ogoow waxaad siiso la ogoow sooryaynta la ogoow sidaad iigu wayntahay kugu sooray maankoo ma sii daynin wacadkii saqda dhexe habeenki naftan soogan awgaa soo booqan wayde caashaqa sidkamayiyo kalgacaylkan kuu sido ama kuula simanahay siliciyo dhib ka ogoow saranseerka ka ogoow salfudaydka ka ogoow sanifaada ka ogoow soo dhawaynta la ogoow salaan diiran la ogoow waxaad siiso la ogoow sooryaynta la ogoow
Queue is empty
-- / --