VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salaw - Lyrics

Salaw silica iyo sahwiga Saldhiga xiisaha sadriga Mudaan xamiloo samree Miyaan saarkuba dagayn Siibtay boqol jeer Siktoo socdoo dhaawaca sitoo Inbadan silbadoo jabee Sadkiyo rajadaan sugaa Ma halisoo qudhaa Jacaylka sugee sabaa Sidkeen kaligay sidaa Hadmuu sidan dhaamayaa amaba iga suulayaa Salal saariyo hilawga Surmiga oonka qalbiga Dhaaxaan sidayoo qarshee Miyaan jawiguba saxmayn Soomay anfaaciga nacoo Lurmoo aawadaa sirmo Inbadan saaqmoo libdhee Sifaha hamigaan rabaa Ma daah caad saaranbaa
Queue is empty
-- / --