VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

naftaan xasilayn xabiibi la,aanta niyadaan xamilayn xayaati udgoonoow xubi igu lamaanaa xishood bay dabraaye xiskiyo kugu qoray xididada dhiigoo adaa xiisaha xusuus igu reebay hadmaad xilahaygiyoow xaaskaaga noqoo xal u heli jacaylka xumadiisa la taahay naftaan xamdiyayn xaibiibi maqnaanta niyadaan xamilayn xayaati udgoonoo w xusuus bay baxaysoo xishood baa i dabraayee xiskiyo kugu dhigay xinjiraha dhiigoo adaa xadantada xubnaha ku beeray hadmaad xilahaygiyoow xaaskaaga noqoo xal u heli jacaylka xumadiisa la taahay
Queue is empty
-- / --