naftaan xasilayn
xabiibi la,aanta
niyadaan xamilayn
xayaati udgoonoow
xubi igu lamaanaa
xishood bay dabraaye
xiskiyo kugu qoray
xididada dhiigoo
adaa xiisaha
xusuus igu reebay
hadmaad xilahaygiyoow
xaaskaaga noqoo
xal u heli jacaylka
xumadiisa la taahay

naftaan xamdiyayn
xaibiibi maqnaanta
niyadaan xamilayn
xayaati udgoonoo w
xusuus bay baxaysoo
xishood baa i dabraayee
xiskiyo kugu dhigay
xinjiraha dhiigoo
adaa xadantada
xubnaha ku beeray
hadmaad xilahaygiyoow
xaaskaaga noqoo
xal u heli jacaylka
xumadiisa la taahay

Exit mobile version