VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wardhiigley - Lyrics

bartii aan ku dhalaniyo barxadii wardhiiglay igu beermay caashaqa baahidaada awgeed sida beerku kuu rabo bogan waayay jiifkoo bahol wayga xiisaha adigaa igu beeray cabdiyoow ogsoonow oo iibusaaree baashada ila qabo rabi waxaan baryaayaa balad keenii hooyo ku bushaashtay rooboo baliyada xareeduna jidhaamuhuna buuxaan maadhiyo baliyadu baarka isla gaadheen baxsanoow ku noolnehee
Queue is empty
-- / --