VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerqaad - Lyrics

Bu,daa nabar ku yaalaa Boguu ila xanuunoo Basanbaasay basanbaasay Basanbaasay basanbaasay awgaa 2× Balan qaadkii kalgacal Ha iloobin barashadii Axdiga ha beenayn Ha beenayn Axdiga ha beenayn 2× Adaan kuu buseelayoo Adaa i baday jacaylkee Naftaydoow Badiirkii naftaydoow 2× Badbaadadiyo cishqiga Iyo baxnaanadaydan noloshoo Beer qaadka lahashada Bila shayga moodine Ma ii baananaysaa 2× Bilihii ina dhaafiyo Baryahaynu joognabaa Oon bariisan oon bariisan Oo bariisan oo bariisan waayee 2× Bartilmaantii xubiga Ha ka baqan wacadkee Wadnahaa i balbalayee I balbalayee Wadnahaa i balbalayee 2× Adaan kuu basaasayoo Adaan muu badhaadhee Naftaydoow Badhaadhihii naftaydoow 2× Badbaadadiyo cishqiga Iyo baxnaanadaydan noloshoo Beer qaadka lahashada Bila shayga moodine Ma ii baananaysaa 2× Ma ii baananaysaa Ma is baanaynaa Ma ii baananaysaa Ma ii baananaysaa
Queue is empty
-- / --