Heesta Calanki - Lyrics
Hohey dalkayagu
Habaar ma qaboo
Balaayo haleeshay
Ma aqaanoo x2
Intaan ka hurdee
Haybada dalkayaga
Amxaar helayo am-
Xaar helayoo x2
Waxan hiigsan leen
Huf weeyaanoo had-
Ay xamar haadhigtii
Timidee x2
Halkeen ka helaaa
Calankii calankii
Halkeen ka helaaa
Calankii calankii
X2
Ilaa harar baan ham-
Iga ku hayoo mar aad
Heshid baan ku hayb
Sanayee x2
Habaabay halkeen
Ka doonayey hanfi
Kuleel baan hayaa-
Maayo aan harsanine
X2
Waxan hiigsan leen
Huf weeyaanoo had-
Ay xamar haadhigtii
Timidee x2
Halkeen ka helaaa
Calankii calankii
Halkeen ka helaaa
Calankii calankii
X2