Dareen caasahaq
ruuxuu damqaayoo
Dhagta maqal kama
Dhaygaystee
Waxay dawadiisu tahay
Qofkuu dad ka doortayoo
Dookhiisa raacoo
Daacadna u hooga qaadoo
Inuu daris la noqda oo
Daa'inbaa ku simo
Inuu daris la noqda oo
Daa'inbaa ku simo

Dabayl caafimaadbaa
Soo abaartay docdaydoo
Waxaan nafta ku diirin lahaa
Inagoo inagoo doontii caashaqa
Damaashaad damaashaad
Farxad aan dakeeyee
Damaashaad farxad aan dabaalee

Dabayl caafimaadbaa
Soo abaartay docdaydoo
Waxaan nafta ku diirin lahaa
Inagoo inagoo doontii caashaqa
Damaashaad damaashaad
Farxad aan dabaale
Damaashaad farxad aan dakeeyee

Diradiraale dhexdeeniyo
Hadaa raacday dul kale
Durbaan naacab kuu tumeen
Damiir damiir xume ky qaadoo
Dayrisay jacaylkee
Dooratay dariiq kale
Daainbaa awood lahoo
Isagaa dabiib ka sugi
Daainbaa awood lahoo
Isagaa dabiib ka sugi

Dabayl caafimaadbaa
Soo abaartay docdaydoo
Waxaan nafta ku diirin lahaa
Inagoo inagoo doontii caashaqa
Damaashaad damaashaad
Farxad aan dakeeyee
Damaashaad farxad aan dabaalan

Dabayl caafimaadbaa
Soo abaartay docdaydoo
Waxaan nafta ku diirin lahaa
Inagoo inagoo doontii caashaqa
Damaashaad damaashaad
Farxad aan dabaalan
Damaashaad farxad aan dakeeyee
Damaashaad farxad aan dakeeyee
Damaashaad farxad aan dabaalan
Damaashaad farxad aan dabaalan

Exit mobile version