VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiro - Lyrics

Sidii dhiro tigaadeed Saymihii ku dhacay iyo Dhargiyeen daruuruhu Ay dhacata doogiyo Darar laamihii koray 2× Dhibcihii ku hooriyo Dharabkii ku wada yaal Dhabanada caleentiyo Dhanka hoose geedaha Xiisa aan la dhaafeyn Xiisa aan la dhaafeyn 2× Dheehooda aragrita Daaq meel quruxda leh Sida loogu dhaygago Adiguna dhigoodaad Dhadhamisaa kalgacalkoo Cindigaad dhex qaadee 2× Hadaad soo dhawaan lahayd Hadaad soo dhawaan lahayd Soo kulama dheeleen Dheeleen Soo kulama dheeleen Soo kulama dheeleen Soo kulama dheeleen 2× Sidii dhugta karaareed Sooka meel i dhigatiyo Dhamayaan daruuruhu Oo dayla daaqiyo Darar laamihii koray 2× Dhibcihii ku hooriyo Dharabkii ku wada yaal Dhabanada caleentiyo Dhamaan hoose geedaha Xirma aan la dhaafeyn Xirma aan la dhaafeyn 2× Dheehooda aragrita Daaq meel quruxda leh Sida loogu dhaygago Adiguna dhigoodaad Dhadhamisaa kalgacalkoo Cindigaad dhex qaadee 2× Hadaad soo dhawaan lahayd Hadaad soo dhawaan lahayd Soo kulama dheeleen Dheeleen Soo kulama dheeleen Soo kulama dheeleen Soo kulama dheeleen 2×
Queue is empty
-- / --