VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Hobey puntland waa nabad Lyrics

Bog cad soo jireenoo
Aadmigu ku beermoo
Uu ku soo barbaaro putland
Lagu yaqaana

Bartay doonidii nuux
Ay ku timid baadbidiyo
Bartilmaanso iloo
Sanaag bari xageedana
Xaruntii balqiisiyo
Buuraale maalmo sii joog

Hobeey putland na waa nabadeey
Hoobeeyoo
Hobeey barwaaqa ilaah dhigayoo
Hoobeeyoo
Hobeey nabar kaama dhayi kara eey
Hoobeeyoo
Hobeey bulshadoodu waa dahabeey
Hoobeeyoo
Hobeey buuraleey macaadila eey
Hoobeeyoo
Hobeey biyo iyo boocda leheey
Hoobeeyoo
Hobeey baryo loo dalxiis taga eey
Hoobeeyoo
Hobeey bilicdoodu waa dahabeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo

Baradii garoowiyo
Laas caano soo baro
Buulhoodle iyo mudug
Bookhiyo iyo bargacadiyo
Bacad weyn ku tamashlee
Ku tamashlee
Bacad weyn ku tamashlee

Qaraniyo hadaafnimo
Barwaaqadu haraysiyo
Qardhoo doogu baxay iyo
Boosaasaa deeqaa
Ku bariidinaysee
Bilicdooda soo arag

Hobeey putland na waa nabadeey
Hoobeeyoo
Hobeey barwaaqa ilaah dhigayoo
Hoobeeyoo
Hobeey nabar kaama dhayi kara eey
Hoobeeyoo
Hobeey bulshadoodu waa dahabeey
Hoobeeyoo
Hobeey buuraleey macaadila eey
Hoobeeyoo
Hobeey biyo iyo boocda leheey
Hoobeeyoo
Hobeey baryo loo dalxiis taga eey
Hoobeeyoo
Hobeey bilicdoodu waa dahabeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo
Hobeey putland na waa nabadeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo
Hobeey putland na waa nabadeey
Hoobeeyoo
Hobeey hoobeey hobaaligayeey
Hoobeeyoo


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --