Laydhii kalgacalkiyo
Laxawbaad ku beertoo
Lahashada daraadaa
Dabnahayua loolkiyo
Luux luux ma daayoo

Caashaqa lurtiisiyo
Xiisaha laxaadsaday
Adaa igu ladaanshoo
Naftu naftu liici weydee
Naftu

Balantaan lahayn
Farxadii adaa luminaay
Jacaylkii dhanaayee
Midho aan ka gaarnoo
Ana aan ladnaadee
Caashaqa lamaanee
Midho aan ka gaarnoo
Ana aan ladnaadee
Caashaqa lamaanee

Laydhii kalgacaylkiyo
Laqayada ku gaartiyo
Lugashada daraadaa
Dabnahayua loolkiyo
Luux luux ma daayoo

Caashaqa lurtiisiyo
Xiisaha laxaadsaday
Adaa igu ladaanshoo
Naftu naftu liici weydee
Naftu

Balantaan lahayn
Farxadii adaa luminaay
Jacaylkii dhanaayee
Midho aan ka gaarnoo
Ana aan ladnaadee
Caashaqa lamaanee
Midho aan ka gaarnoo
Ana aan ladnaadee
Caashaqa lamaanee

Exit mobile version