VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maandeeq - Lyrics

Maandeeq hasheeniyo Midnimadii loo halgamay Malyuumaad lagu dilee Maydkooduna badnaa Mudaba taan raadinee 2× Madow iyo gaal cadaan Misaar midi uga dhacsaday Madow iyo gaal cadaan Misaar midi uga dhacsaday Anoo muluquumayaxaa 2× Macnaha aan doonaaya iyo Waxaa maalmahaas maqnaa Midnimiyo gobonimee 2× Miyaan qaranka maanta maqan Dhalinyaro mitida oo Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin 2× Maaxaa magacyada qabiil Dadweynaha loo malgahay Murtibaan kuu sheegayaa Qabiil meel laguma tago ee Mayda soomaaliyeed 2× Midigta is qabsadoo Maxaa maalmahan qaldani Midigta is qabsadoo Maxaa maalmahan qaldani Murugo reebayaan 2× Macnaha aan doonaaya iyo Waxaa maalmahan maqnaa Midnimiyo gobonimee 2× Miyaan qaranka maanta maqan Dhalinyaro mitida oo Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin Uu midawdaaba jirin 2×
Queue is empty
-- / --