VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madagana - Lyrics

hadal ii daboolnaa dadka aan ka qarin jiray oy dani itidhi sheeg diirka aan ka qaadee ma utahay diyaar mise waaban daayaa ha idilo jacaylkuye sida waqal daruureed da,ay waa dhawaadkii caashaqan darooree intuu degay wadnaha intuu degay wadnaha iga rogana waayee inuu kaa durkana diid wan kula dul joogaa
Queue is empty
-- / --