VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

Qamar soo iftiimiyoo Qawl baxay la moodyoo La moodyoo 2× Qacdi horaba eegmada Qalbigaad dgex qaadoo Naftaa kuu qushuucdee Qushuucdee 2× Wadnaha dhiiga qabshiyo Sambabada qarsnoonbaa Wadnaha dhiiga qabshiyo Sambabada qarsnoonbaa Qaeybaad la noqotaa Xididada dhex qaadee 2× Quruxdii aduunkoow Qabanqaabo guuriyo Qoys aan yagleelnee Adna qabo dhankaagoo 2× Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqan Ila qaybso caashaqa Quruxdii aduunkoow Qabanqaabo guuriyo Qoys aan yagleelnee Adna qabo dhankaagoo Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqan Ila qaybso caashaqa Sida qaanso roobiyo Ubaxoo qankii furay Qankii furay 2× Qeybsanaaya midaboo Qarihiin casaanbaa Qumanoow ka dhigantee Ka dhigantee 2× Inta lagu qadariyoo Qiimihii ragoo idil Inta lagu qadariyoo Qiimihii ragoo idil Qaadir kuu dhameeyoo Waxaa tahay ma dhaafaan Ma dhaafaan 2× Quruxdii aduunkoow Qabanqaabo guuriyo Qoys aan yagleelnee Adna qabo dhankaagoo 2× Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqan Ila qaybso caashaqa Quruxdii aduunkoow Qabanqaabo guuriyo Qoys aan yagleelnee Adna qabo dhankaagoo Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqa Ila qaybso caashaqan Ila qaybso caashaqan
Queue is empty
-- / --