VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Usha maad u qaban - Lyrics

Dadkoo ururayoo isu tagey dhammaan ma ogaan karaan moyee isaga ayaaa waaay haaaa uga warrama aramidu inay eel dheer taqaan Hadba waxaan arkaa anoo ay cidla ah eri dhaban sidiisii kuu ololayee Ubax baan sidaa kuula soo ordee maad iga aqbali eedaad kalgacal adaa igu unkaye dhibtan mawga bixin kugu indha la’ usha maad u qaban Ifo faalo iyo saad aragti dheer sida awliyaan ku oddorosayaa ayaa way haa ilo biyo leh ku agmeerayoo oonku ka baaba’ayn garta odayada la i soo dhigaa arji iyo aqoon afti kaa baxshee Yay ku dhicin ilmadu dhir abaarsatee isha sacabka mari eedaad kalgacal adaa igu unkaye dhibtan mawga bixi naftan naftan ku oggolee kuu abaajitee kuu abaydintaa ee kugu indha la’ usha maad u qaban
Queue is empty
-- / --