VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dardaaran - Lyrics

in kastoon ku doortoon dadba kaa xushay adi hadana waan ku daayo anigu waan kaa ducayste guunya kaa ordaysaad soo duwi karaysaa ruux haduu ku doonayn laguma daalo abidoo danta laguma seegee hadaad diido hadalkaa waalagu duloobaa doqonaan wax garananbuu dadku kugu tilmaamaa ilayn waaba dawgaaye adaa doortay xumehee imisaan dadaaloo daruurtaa korkeeniyo inaan daar ku saariyo adiga isku dayay damaashaad ima aad danaynoo waad igu dul tumatee rabi daa inkeenbaa samir igu dul shubayoo waan kaa daldoorsaday
Queue is empty
-- / --