VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanad - Lyrics

Anoon haasaawe guur Hanaankiisaba aqoon Hawada caashaqu imarin Jaceyl baan uheelanayn Adaa igu habay kalgacal Sidii hayiniidabroo Hogaan u layli ibaray Markaan haye kugu aqbalay Hagaagayoo ku idhi Hankaygii adaa jabshee Inaan kugu hagar baxo Mar kale haye ha iga sugin Anoo hanadow kujecel Hirdoogliyo hadhoc qabow Sidii hoobaan indhuhu Hamuun kuu qabaan Anoo heegada sariyo Samada hoy kaaga dhigay Halyey magacaagu yahay Anoo hiil iyo hoo Dartaa heegan u ahay Hankaygii adaa jabshee Inaan kuu hagar baxiyo Markale Hiil ha iga sugin
Queue is empty
-- / --