VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ixanaanee - Lyrics

Sow xabiibi xiisaheenii Laabta xuusha caashaq kuma hayn Sow xusuustii xubigaagii Xalaal jiifkii maan xaraamin Ha ixoorine ixushmeeyoo Ixanaanee xaaskaygii noqo Rahma rose Sow xiskaygii rag xasuustii Xeerka nooyaal Xanib maan odhan Ha igu xiiqine Oo ha i xagxaganine Xagaa idhaaf,hana isoo xulan Xanxan beenoo Dumar lagu xado Kaxanaaqee ha xasuusine Shooli yare Sow xabiibi xaawalay idill Kama xulanoo,xisla kuma dhigan Adaa xeeriyo xanaano jacayl Xiisaha kalgacal,naftayda ku xiray Ha ixoorine ixushmeeyoo Ixanaanee xaaskaygii noqo
Queue is empty
-- / --