Waligey waxaan rabay
Wayigana ku hayn jiray
soomaali run oo
Reer yagleelee
Rabi hadii uu iskeen baray
Naftuna kaa raali tahay
geesi lagu rafiiqow
nOqon rixin wanaag jecel
Sida kuugu raayey
Farxada hayga kala ridin
uroonaa ilaahay
RAaxana ufududaayeey
rEdi markay wadaagaan
rIyona isku raacaan
Dambe reer lajoogtoo
Ku rugo doogsanaysaa
geesi lala rafiiqoo
nOqon rixin wanaag jecel
Sidan kugu raayey
Farxada hayga kala ridin

Exit mobile version