VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dablaan ahaanayaa rooraaye - Lyrics

Anigu dablaan ahaanayaa Naftayda waan la doodayaa Raaxada waan u diidayaa 2× Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Aabe aabe aabe Aabe dulqaadbaan kaa rabaa Hooyo hooyo hooyo Hooyo ducaan kaa doonayaa Danta dalkaan u daalaya Dirays inaan xidhaan rabaa Cadawga daafacaan rabaa 2× Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Waliba waa sii dadaalayaa Aabe aabe aabe Aabe dulqaadbaan kaa rabaa Hooyo hooyo hooyo Hooyo ducaan kaa doonayaa Aabe hooyo aabe hooyo Hooyo ducaan kaa doonayaa
Queue is empty
-- / --