VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hayla yaabina baxsa - Lyrics

Waan dib jiray Waan dib jiray Waan dib jiray Halkii iigu dambeysay Baan ka dayay 2× Dabayl weeyi aduunyadu Ninba maalintay Ehey ahaan kartaa 2× Fajawhariina yaa binaa Ala yaa binaa Dabaa igu baxaayee 2× Idaaya idaaya idaaya Idaaya idaaya idaaya Dawadii naftaydaan Doondoonayaa 2× Waan dabnahay Waan dabnahay Waan dabnahay Halkii iigu dambaysay Baanu nahay 2× Dabayl weeyi aduunyadu Ninba maalintay Ehey ahaan kartaa 2× Fajawhariina yaa binaa Ala yaa binaa Dabaa igu baxaayee 2× Idaaya idaaya idaaya Idaaya idaaya idaaya Dawadii naftaydaan Doondoonayaa 2×
Queue is empty
-- / --