VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indhahaygii baad tee baxsan ft bacalwaan - Lyrics

Inanyahay heedhe inanyahay Indhahaygii baad tahee Inanyahay heedhe inanyahay Indhahaygii baad tahee Ifka intaa ku noolaa Ku ilaawi maayee Ifka intaa ku noolaa Ku ilaawi maayee Arwaxduu ku jecel yahay Lama uuradaydee Ogoloow sidaan rabo 2× Inanyahow heedhe inanyohow Ha i khilaafin anigee Inanyahow heedhe inanyohow Ha i khilaafin anigee Aflagaado weeyee Eraygaad i leedahee Aflagaado weeyee Eraygaad i leedahee Anigaa ku raafoo Arintayda ii yeel Ogolaana maayee Orod iga tag ha ii iman Orod iga tag ha ii iman Hana i soo ag marinee Orod iga tag ha ii iman Orod iga tag ha ii iman Hana i soo ag marinee Inanyahay heedhe inanyahay Dadka kii itaal daran Inanyahay heedhe inanyahay Dadka kii itaal daran Arxan loo galaabaa Umada u dhaxeeyee Arxan loo galaabaa Umada u dhaxeeyee Ana aramidaadii Waanigaa la ooyee Ogolow sidaan rabo 2× Inanyahow heedhe inanyahow Kuma jeedo adigee Qofkaad eed daraysaa Ani maaha eede Caqligaa ku diidee Ambad baad udhawrtee Orodoo ha ii iman Orod iga tag ha ii iman Orod iga tag ha ii iman Hana i soo ag marinee Orod iga tag ha ii iman Orod iga tag ha ii iman Hana i soo ag marinee
Queue is empty
-- / --