Heesta Tacliintaan rooraaye - Lyrics
Xalay taan usoo dhoofayee
Uga imid dhulkaygii
Xalay taan usoo dhoofayee
Uga imid dhulkaygii
Dhayal ilama ahoo
Waan dhiganayaa oo
Dhayal ilama ahoo
Waan dhiganayaa oo
Midka la igu dheehaa
Dhiiga iga cunaysee
Midka la igu dheehaa
Dhiiga iga cunaysee
Warka kama dhargaayee
Warka kama dhargaayee
Waxaan diray ii dhaaf
Warka kama dhargaayee
Warka kama dhargaayee
Waxaan diray ii dhaaf
Ma dhamaado wakhtigaad
Ma dhamaado wakhtigaad
Soo dhaweysataayee
Reeraad reeraad
Reeraad u tagiye
2×
Warqadahaan is dhaafinayay
La dhacayay tigidhada
Warqadahaan is dhaafinayay
La dhacayay tigidhada
Dhanka ay maraayaan
Rakab baar ka qaadee
Dhanka ay maraayaan
Rakab baar ka qaadee
Dhexda waxa u joogee
La dagaalayaa dheh
Dhexda waxa u joogee
La dagaalayaa dheh
Aduunyadan dhibkeedaa
Aduunyadan dhibkeedaa
Ani la iga reeb
Aduunyadan dhibkeedaa
Aduunyadan dhibkeedaa
Ani la iga reeb
Ma dhamaado wakhtigaad
Ma dhamaado wakhtigaad
Soo dhaweysataayee
Reeraad reeraad
Reeraad u tagiye
2×