VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan doonayaa baxsan ft rooraaye - Lyrics

Anu waxaan doonayaa Hadal laguma daalee X2 Anu waxan doonayaa Deg deg inaan is aroosno Sarir ku dakayno dusheda Dusheeda ku ciyaarno Danteena helnoo Anigoo haraad idilaayo Dartaa biyaha hadii aan Soo dulmaro ma darsade X2 Dayoo adi ha igu diidin X2 Anu waxan diidayaa Doqon nimo mafiicnee X2 Anu waxan diidayaa Duli inaan noqonaa Aroos kala daadsan Da'deen nagu caaydo Dad aan barinee x2 Anigoo dadaalayaa Dan arin dabacsan Naftaa ka diidaysa Ma doonayee x2 Daayoo ubax ha igu Diidin x2 Aduunyadu way dunta Way dagtaa sidaad Damacday maaheee X2 Aduunyadu way dunta Way dagtaa waa in deg Deg aan isla daaqno Dhismahuu kuu didaaye Wakhtigaa sii durkaaya Dib ha udhiginee x2 Anigoo haraad idilaayo Dartaa biyaha hadii aan Soo dulmaro ma darsade X2 Dayoo adi ha igu diidin X2 Dantiisa ruuxaan aqon Aan aqoon iyadaa soo Dabartee x2 Dantiisa ruuxaan aqon Aan aqoon kolay daleed Ku halowyee dag dagu Ma fiicnee adòon igu Diidin dib noogu dhigay X2 Anigoo dadaalayaa Dan arin dabacsan Naftaa ka diidaysoo Ma doonayee x2 Daayoo ubax ha igu Diidin x2
Queue is empty
-- / --