VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyirkiyo maanka - Lyrics

midabkaad udhalatiyo jaceylkaama maydhmoo waa muraayad ku hortaal marna agtaade miyirkiyo maankaad macaney wax yeeshee sow ma ogid naftu inay maqnatiyo inay mahad kunooshahay labadaa mid weeyee maradaada inay yahay kuu xidhan habeenkii maseyr ban kaqaadaa ana waad imoogtahee miyirkiyo mankad macan wax yeshe sow ma ogid naftu inay maqnaatiyo inay mahad kunooshahay labadaa mid weeyee
Queue is empty
-- / --