VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Diinleeya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Robeerto
Diinleeya

diin leeyaa adaa leeya
shaw dareen dareenaw
makrow dumar ahaw
diyara maseereesee
hamidaba idamaladee
diinleeya adaalee

didulaysadee caashaqu
udulastee idaawee
aduunyada geeri lama waayo
habeen iyo maalin malagiika
dilay fadii aakhiraa ladoonay
lawaayay diinleeya adaalee

codkii Robeerto