VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl halis weeye - Lyrics

halbawlaha dhiiga qaadiyo halista wadnaha i jaree hawaawiga adaa i baday hugaygaan ku moogaya haraadbaan kuu qabaa hawada kaa daawada hadii aynaan is helin ama aynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa jacayl halis weeyiyoo cilmiba waakii god dhigay hodana maba ogee siduu ugu heeranyahay anaa laabtiyo hiyiga adaa hadhsadoo hantiyay halista wadnaha i jaree
Queue is empty
-- / --