labadii kaftantee
kalgacayl ku lamaan
koriya kobciyaa
kurdankooda nacabkood
karkabay ka baxee
kol hadaan kasbaday
kashka kaan ka rabay
kadabaa allahayoow

kolki aan kulanaan
kamaaloow ku jantoo
kal nugayl kawsaday
kala guur kudkudee
kalifaa kawiree
kol hadaan kasbaday
kashka kaan k arabay
kadaba allahayoow

Exit mobile version