VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaah wareer iga daa - Lyrics

laabtaa ku jamatee ha iga jeedsan ha sii jeestayn jaha wareerka iga daa faraskaad jaraysee xakamaha u jiidaa soo jooji inanyohow nabsigaan la jaaraa igu kaa jirabayee hurda jabaq ma siiyee jeenyaanku way i kaa adigaan jawaabiyo jiidh naxaa kaa sugayaa niyadaa ku jecelee ha i jikaarin ha i jidh diidin jah wareerka iga daa jeexaygii midigoow jaan qaaday socodkee ha igu laalin jeegada
Queue is empty
-- / --