waayeheena jaclka
maalmihii wicitaanka
muraka aad igu waaashay
waan usiixay wlhi

weedhahaagii dagaalka
naftu way tabaysaaye
wax canaanto ma hasto
anaa waaliya maanta

waan dareemay maqnaanta
dabadaa warbalaalay
hurdadii isaka waayay
wadnihii igaraacay

wacadabaan marayaa
waanka laabtay wixiiba
imikaan ku wanaajin
weheey kaama ahaado

kaama weecane kaalay
adigoon ku waxyelin
warankaa igu yaala
waxyar maad iga daawaysid

waan dareemay maqnaanta
dabadaa warbalaalay
hurdadii isaka waayay
wadnihii igaraacay

Exit mobile version