kalgacalka dhibti kaamil ma noqdoo
ma kobcoo hadaan la wada korinoo
la koolkoolinoola wada kabino
kaskiyo lagu qaban kashkiyo laabtee

kifaaxii naftoow intaad kaysarow
aduunka ku nooshay inaan ruux kale
kuray kale la kalaamo kow kow idhaahdo
sheekana kolay kaftantahay ha ka yaabin

hurdo kaama ladoo jacaylbaan kax ahoo
qalbigaad kasbatee kalsoonida galisaa
kadabaa ku lehee kimis aan wadaagnee
kaalay kaalay hadhuubka caashaqa ila kabo

anoo kawsareey kali kuu ahoo
ku kaafin kara ayaad kun nin
kolba mid kukit kalakit keentayoo
isu kor wadayoo kuligood shiraysaaye

hadba midaan kurbo qabin
karkabiyo hawliyo kordhi iyo xanuuniyo
kamanaasi galisaayoo kadeedaayoo
marku kuco kacaa kufo
kabna lulo kabna laalaadiyaad
ka bul dhe ku tidhaa

Exit mobile version