VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adkaysan waayoo cover - Lyrics

Adkaysan waayoo Ayaan ma seexdaa Aduun dhibkiisaa Ani la ii dhameeyee 2x Naftu kay u oontay Arkina waayoo I tusi waydee Allow maad ogaatid Ololka iga baxayaa Ololka iga baxayaa 2x Iga daa ilmadan caashaqaa Iga daa ilmadan caashaqaa Inaan wali abraaraayo Alwad alwad alwada ha i ogaysiin Inaan wali abraaraayo Alwad alwad alwada ha i ogaysiin Inaan wali abraaraayo Inaan wali abraaraayo Alwada ha i ogaysiin 2x Asqoobayooyoo itaal darneeyoo Anfaca ka dhaartoo Orodka gaabshee 2x Jacayl oodihii laa Igu abuuroo I tusi waydee Allow maad ogaatid Ololka iga baxayaa Ololka iga baxayaa 2x Iga daa ilmadan caashaqaa Iga daa ilmadan caashaqaa Inaan wali abraaraayo Alwad alwad alwada ha i ogaysiin Inaan wali abraaraayo Alwad alwad alwada ha i ogaysiin Inaan wali abraaraayo Inaan wali abraaraayo Alwada ha i ogaysiin 2x
Queue is empty
-- / --