Adkaysan waayoo
Ayaan ma seexdaa
Aduun dhibkiisaa
Ani la ii dhameeyee
2x

Naftu kay u oontay
Arkina waayoo
I tusi waydee
Allow maad ogaatid
Ololka iga baxayaa
Ololka iga baxayaa
2x

Iga daa ilmadan caashaqaa
Iga daa ilmadan caashaqaa
Inaan wali abraaraayo
Alwad alwad alwada ha i ogaysiin
Inaan wali abraaraayo
Alwad alwad alwada ha i ogaysiin

Inaan wali abraaraayo
Inaan wali abraaraayo
Alwada ha i ogaysiin
2x

Asqoobayooyoo itaal darneeyoo
Anfaca ka dhaartoo
Orodka gaabshee
2x

Jacayl oodihii laa
Igu abuuroo
I tusi waydee
Allow maad ogaatid
Ololka iga baxayaa
Ololka iga baxayaa
2x

Iga daa ilmadan caashaqaa
Iga daa ilmadan caashaqaa
Inaan wali abraaraayo
Alwad alwad alwada ha i ogaysiin
Inaan wali abraaraayo
Alwad alwad alwada ha i ogaysiin

Inaan wali abraaraayo
Inaan wali abraaraayo
Alwada ha i ogaysiin
2x

Exit mobile version