maxaan adigu kali kuu ooyay
ama aan dartaa u ilmeeyaya
adna aad mar qudha ii ogaan la day
anigo ifkaba adi kuu jeclahay
oo aan mar qudha kaa ahaan ka rayn
adigu maxaad iigu darantahoo
oo aad ayaan kastaba iidhawacdaa
adigoon irabin yaan aawadaa
u dhibtooninoo uga go in dadkee
inaad i ogoshiyo inaan kaa agtago
labadaa mid un afka iigu sheeg
aniguna asaagaa kuma ag dhigo
adna aragtidaadan meel fog jirin
adna wehel aduun baan kaa dhigtaa
ana aamusnaan baad igu dishaa
ana eegmadaadaa ii dawaa
adna eray i dhibayad igu tidhaah
aniguna agtaadaan doonayaa
adna ulaashadeeydan kuu cuntamin

Exit mobile version