VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaad i rabto i raligali - Lyrics

adi ruuxku jecel oo raysanan haka raagina iisoo ruclee raygaan qabee igu raac taloo raadkii cishqigaan rabnee bar waaqo iyo aan gaarno nolol hadad irabtay iraali gali hadaan rasmi ahayn rajo iiho seed oo riyada mar uun iirumee qof aad raasamaal utahay rafiiq ragna kuugu jecel runta kula midoow rafaad dhibta iga reeb kurboo hoy raaliya raas aan dagnee bal rushee qalbiga awgaa rigrigan
Queue is empty
-- / --