adi ruuxku jecel oo raysanan
haka raagina iisoo ruclee
raygaan qabee igu raac taloo
raadkii cishqigaan rabnee
bar waaqo iyo aan gaarno nolol

hadad irabtay iraali gali
hadaan rasmi ahayn rajo iiho seed
oo riyada mar uun iirumee

qof aad raasamaal utahay rafiiq
ragna kuugu jecel runta kula midoow
rafaad dhibta iga reeb kurboo
hoy raaliya raas aan dagnee
bal rushee qalbiga awgaa rigrigan

Exit mobile version