VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmad cover - Lyrics

Rucub lulataa Oo laydhu ay ruxdoo Rucub lulataa Oo laydhu ay ruxdoo Raandhaystanbiyo Rudh magoosi wacan Raandhaystanbiyo Rudh magoosi wacan Oo aaridiyoo reer loo koriyoo Oo aaridiyoo reer loo koriyoo Isha soo ridayn is laab raacisee 2x Risiqaan nin layn Kuu qorin raxmaan Lama raamsadee 2x Kama raysan karo Hadalkuba runtee Kama raysan karo Hadalkuba runtee Naftu kuma rabtee Iska raali noqo 2x Simaba ridinaa Oo dumar wey is rogaan Hadii inan ragoow Aad rumaysan tihiin Haw rixiininaa rayigaaga qabaa Haw rixiininaa rayigaaga qabaa Reer ila yagleel kugu raacayee 2x Risiqaan nin layn Kuu qorin raxmaan Lama raamsadee 2x Kama raysan karo Hadalkuba runtee Kama raysan karo Hadalkuba runtee Naftu kuma rabtee Iska raali noqo 2x
Queue is empty
-- / --