Rucub lulataa
Oo laydhu ay ruxdoo
Rucub lulataa
Oo laydhu ay ruxdoo

Raandhaystanbiyo
Rudh magoosi wacan
Raandhaystanbiyo
Rudh magoosi wacan

Oo aaridiyoo reer loo koriyoo
Oo aaridiyoo reer loo koriyoo
Isha soo ridayn is laab raacisee
2x

Risiqaan nin layn
Kuu qorin raxmaan
Lama raamsadee
2x

Kama raysan karo
Hadalkuba runtee
Kama raysan karo
Hadalkuba runtee
Naftu kuma rabtee
Iska raali noqo
2x

Simaba ridinaa
Oo dumar wey is rogaan

Hadii inan ragoow
Aad rumaysan tihiin

Haw rixiininaa rayigaaga qabaa
Haw rixiininaa rayigaaga qabaa
Reer ila yagleel kugu raacayee
2x

Risiqaan nin layn
Kuu qorin raxmaan
Lama raamsadee
2x

Kama raysan karo
Hadalkuba runtee
Kama raysan karo
Hadalkuba runtee
Naftu kuma rabtee
Iska raali noqo
2x

Exit mobile version