VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirta dumar cover - Lyrics

Dumarkuba saluugiyo Subaxdaad is barataan Sahwiga wey iska leeyihiin 2x Hadii aan u qabay sidan Jacayl seefa inuu yahay Waaban kugu sad guri lahaa 2x Waxa soo sokaba maray Sulaaxa jaadii yahay Samaheenan maantee Naxliga iska saaroo 2x Sida sayniska aan wadaa Raga dayaxa sahansadey Sirta dumarka adoon galin Samir yiila ogoow 2x Iminkana sidaan qabo Hadii eebe igu simo Waxaan sugo wax ii sada Saadaladaan qabo Si kastaba aduu wacan 2x Sarsarada wadnaha iyo Surimadiisa dhiigiyo Saableyda feedhaha 2x Seediyo laf caashaqu Ama sariyo hoos idil Waaka sudhan naftaydee 2x Ma sahlana hubsiimee Cidna hadaanan kula simin Oonan laba sad noqo odhan Naxliga iska saaroo 2x Sida sayniska aan wadaa Raga dayaxa sahansadey Sirta dumarka adoon galin Samir yiila ogoow 2x Iminkana sidaan qabo Hadii eebe igu simo Waxaan sugo wax ii sada Saadaladaan qabo Si kastaba aduu wacan 2x
Queue is empty
-- / --