VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa saar jacaylkuye cover - Lyrics

Waa saar jacaylkuye Saacada iyo miridhkiyo Subaxaan ku waayaa 2x Kabaha suunankiyo Indhaladuu isaafaa Kabaha suunankiyo Indhaladuu isaafaa Dadkaa muruqa alla laba suul Qofba si u yaqaan Adna kuma sari karoo 2x Halkaad cagaha saarneyd Waa intaad la seegtaa Ha ka dhicin salaamada Qaar lagu sigtaa jira,ee 2x Hadii kalena sii soco Saandanbaad garanee Hadii kalena sii soco Saandanbaad garanee Saxansaxo udgoonaa Sahan weeye roobaa Bal hadana sirgaxanaa 2x Haraad kaama saartee Sideebaan u qaataa Haraad kaama saartee Sideebaan u qaataa Sahal laguma heli karo Sadna looma qaatee Ma sidoo kalaa tahay 2x Halkaad cagaha saarneyd Waa intaad la seegtaa Ha ka dhicin salaamada Qaar lagu sigtaa jira,ee 2x Hadii kalena sii soco Saandanbaad garanee Hadii kalena sii soco Saandanbaad garanee
Queue is empty
-- / --