Aduunka intaan
Ku noolahayeey
Arwaax kale ahaan
Maayee adigaan
Aabiyow ku aamina-
Yee x2

Miyaan ku ilaawi
Karayaayee x2

Nagiyoy maalin
Taan iskulka galnay
Intii udhexaysay
X2

Adigaan ubaxay ku
Eeganayee x2

Miyaan ku ilaawi
Karayaayee x2

Arligaad tagaysee
Aad aadaysoo in
Kastoo aad kuraagto
Waad imanee x2

Adigaan adigaan
Kusigiyi ogsoonow
Ee x2

Axdigaan dhiganay
Ilaahay hortii inaad
Maqanahay wabad
Aragtaayee x2

Adigaan adigaan
Ubaxay ku eeganaye
X2

Miyaan ku ilaawi
Karayaayee x2

Exit mobile version