VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay heedhe ft Rooraaye - Lyrics

Inanyahay heedhe Inanyaheey Indhaheeyga baa tahay Ifka intaan ku noolahy ku iloobi maayee Ifka intaan ku nolahay ku lioobi maaye Arwaax haduu ku jecelyhay lama ooridoodoo Ogoloow sidaan rabo Inanyahoow heedhe inanyahy Ha idhaafin annigee Aflagaada weeyaan ereyegaad ileedahee Annigooaan  ku aqoon  arinteeda ii yeel Ogolaamaaye Orod iga tag ha'iimaan Orad iga tag ha'iimaan Hana isoo ak marinee Inanyhay heedhe inanyahy Arxaan loo galabaa Umada udhaxeeeyee  Arxaan loo galabaa Umada udhaxeeeyee Anna arimadaadee waa  annigan la ooyee Inanyahoow heedhe kuuma jeedo anniguyee
Queue is empty
-- / --