VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay nin weyn - Lyrics

Haday talo dad waa wayn Dhex martoy wadaagaan Waa loo waafiyeeyaa Loo weel baneestaa Sir ban kula wadi lahaaye Armaan Kaligay wal waalaa X2 Naftaa kugu way raxaysoo Wadaan baan kali shubaaye Hanoqon wax ma garatadii X2 Hadaan kuu waramo oo Wadada caashaqa ku baro Sideed iila wadi lahayd X2 Gabadh yahay nin waynoo Waayo soo jiraayoo ilaa Sabankii wiil waal hadba Dumarka tii wacan la Wadaaga caashaqa Waglada ha uga shekayn Nafkaa maqan ha wayrixin Wakiil caashaq ha unoqon Inay kula wadaan iyo inay Kaala weecdaan waabari Ergo udiro bal waxay Yiraah daan X2 Wagaray ka waasican Wax la yaab leh weeyaan Sida wariya soonaa wiil Kan soo had laayow Ma wadaagno sheekee Colka waraf malagu Dayay X2 Wadar kaani walanayee Waqliyo ciil layuururow Is waydii wax kaaga jira X2 Hadaan waaberi utago Hadaan wabi caashaq Galo iwaani miyaan ku iri X2
Queue is empty
-- / --