VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tacliintaan rooraaye - Lyrics

Xalay taan usoo dhoofayee Uga imid dhulkaygii Xalay taan usoo dhoofayee Uga imid dhulkaygii Dhayal ilama ahoo Waan dhiganayaa oo Dhayal ilama ahoo Waan dhiganayaa oo Midka la igu dheehaa Dhiiga iga cunaysee Midka la igu dheehaa Dhiiga iga cunaysee Warka kama dhargaayee Warka kama dhargaayee Waxaan diray ii dhaaf Warka kama dhargaayee Warka kama dhargaayee Waxaan diray ii dhaaf Ma dhamaado wakhtigaad Ma dhamaado wakhtigaad Soo dhaweysataayee Reeraad reeraad Reeraad u tagiye 2× Warqadahaan is dhaafinayay La dhacayay tigidhada Warqadahaan is dhaafinayay La dhacayay tigidhada Dhanka ay maraayaan Rakab baar ka qaadee Dhanka ay maraayaan Rakab baar ka qaadee Dhexda waxa u joogee La dagaalayaa dheh Dhexda waxa u joogee La dagaalayaa dheh Aduunyadan dhibkeedaa Aduunyadan dhibkeedaa Ani la iga reeb Aduunyadan dhibkeedaa Aduunyadan dhibkeedaa Ani la iga reeb Ma dhamaado wakhtigaad Ma dhamaado wakhtigaad Soo dhaweysataayee Reeraad reeraad Reeraad u tagiye 2×
Queue is empty
-- / --