Waa sidee sawir
Baan arkaa miyaa
Ma saxbaa hooy hoy
Ma'anaa la isoo sirxoo
Siloon waa sidee x2

Waa sidee safar baan
Jiree adaa isiroo hoy hoy
Ana waan sigtoo socdee
Salaama X2

Waa sidee safar baan
Jiree adaa isiroo hoy
Hoy samirlaay dabinka isudhoo sidaa wax
Yidhee x2

Waa sidee saynis baa
Jiree miyay sawireen
Hoy hoy aakhiraa laga
Soo noqdaa miyaa
Waa sidee x2

Waa sidee been lasoo
Sameeyayoo waa sidaa
Hoy hoy sababoo ana
Waan dhintoo socdee
Salaama x2

Waa sidee axdigii ma
Saydhinee anigoo hoy
Hoy sugayaa saaxiib
Kaa shaxdaa dagoo
Waa sidee x2

Waa sidee safar baan
Jiree adaa isiroo hoy
Hoy samirlaay dabinka isudhoo sidaa wax
Yidhee x2

Exit mobile version